Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan…

introvertmustafa
0 Min Read

Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan Axmed Xassan oo Munaasabad Casho sharaf ah u sameeyey Bulshada Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ku dhaqan.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka JFS iyo kan Dowlad goboleedka Galmudug Siyaasiyiin Odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug Iyo bulshada qaybaheeda kala dugan.

Mas’uuliyiintii kasoo qayb gashay munaasabadan ayaa dhamaantood sheegay inay diyaar uyihiin garab istaaga Musharax Madaxwayne Liibaan Axmad Xasaan.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *