Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka…

introvertmustafa
1 Min Read

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa xarunta dhexe ee Guddiga kulan kula qaatay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta sugidda amniga muwaadiniinta ka qaybgalaya cod-bixinta, si gaar ah maalinta doorashada ee ku beegan 25-ka bishaan, oo ah maalinta wKhamiista ah.

Guddiga iyo Taliska Booliiska ayaa isla qaatay in la xoojiyo tallaabooyinka amniga, si loo hubiyo in doorashadu u dhacdo si nabad ah, hufan, isla markaana ammaan ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *