Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Ururrada Siyaasadda gudoonsiiyey shahaadooyinka Murashaxiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir.
Shahaadooyinka la guddoonsiiyey Ururrada ayaa ah shahaadoonyinka murashaxiinta 20 Urur ugu tartamidoona golaha deegaanka gobolka Banaadir.








