Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo…

introvertmustafa
1 Min Read

Soohdimaha oo magaalada Gaalkacyo ku tababaraya Shaqaalaha Diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Gaalkacyo,04, September , 2025: Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar uga furay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Gaalkacyo.

Tababarkan oo ah mid muhiim u ah hirgelinta doorashada qof iyo cod, ayaa diiradda lagu saarayaa sidii howlwadeennadu u heli lahaayeen xirfado iyo aqoon casri ah oo la xiriirta hawsha diiwaangelinta, gaar ahaan ku shaqaynta qalabka elektaroonigga ee casriga ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *