Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo….

introvertmustafa
0 Min Read

Soohdimaha (GMDQS) waxa uu Maanta oo ay Taarikhdu tahay 23, 9,2025, si rasmi ah u shaacinayaa liiska 18-ka Urur Siyaasadeed ee Cusub, kuwaas oo ku soo biiray Urur Siyaasadeedyada Dalka, kaddib markii ay soo buuxiyeen shuruudaha diiwaangelinta.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *