guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo…..

introvertmustafa
0 Min Read

Soohdimaha ayaa ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ka wada Deegaanka Madiina oo hoos yimaada Degmada Xeraale ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *