Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo….

introvertmustafa
0 Min Read

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Baraawe howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Baraawe.

Tababarka inta uu socday Howlwadeennada ayaa lagu baray casharro iyo khibrad la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *