Halkaan waa Magaalada dhuusamareeb ee xarunta Dowalad Goboleedka Galmudug oo ay si hamsami leh ugu socota Diiwangalinta Codbixiyeyaasha.
Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.




