Halkaan waa Magaalada Jowhar ee xarunta Dowalad Goboleedka Hirshabeelle oo ay si hamsami leh ugu socota Diiwangalinta Codbixiyeyaasha.
Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.



