KURAASTA UU HELAY URUR SIYAASADEEDKA

introvertmustafa
1 Min Read

Qaransoor.

Ururu Siyaasadeedka Qaransoor waxa uu ka mid yahay ururada u diiwaangashan guddiga badaxa banan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waana ururuka kaliya ah ee haweenka ay leeyihiin waana ururada ka qaybgalay doorashada golaha deegaanka ee magaalada Muqdisho ka qabsoontay 25 December ee sanadkii tagay.

Urur Siyaasadeedka Qaransoor waxaa uu awoodiisa isugu geeyey dagmada Wadajir isagoo ka helay 1 kursiga waana kursiga kaliya ee uu ka helay 16-ka dagmo ee doorashooyinka ay ka dhaceen.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *