KURAASTA UU HELAY URUR SIYAASADEEDKA MADALSAN

introvertmustafa
0 Min Read

Ururka siyaasadeedka Madalsan wuxuu doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ka helay 13 kursi, sida ku cad natiijada rasmiga ah ee ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka (NIEBC).

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *