Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Midnimada (TIIR) wuxuu doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ka helay 4 kursi, kuwaas oo ka kala yimid degmooyinka Wadajir, Shangaani, Xamar-Jajab, iyo Hodan (midkiiba 1 kursi).