Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa si habsami leh ugu socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.


