Bari Soomaaliya waxaa maalintii shanaad si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyayaasha, diiwaangelinta ayaa ka socota dhammaan xarunmaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha maagalaada oo kala ah:
1. Xarunta Waaxda Shacabka
2. Xarunta Agoomaha Gabdhaha
3. Xarunta Nugaal Secondary
4. Xarunta Ataash
5. Xarunta Ilays University
6. Xarunta Alpha University
7. Xarunta Waaxda Sayidka
8. Xarunta Xuquuqul Insaanka
9. Xarunta Waaxda Horseed
10. Xarunta Waaxda Heegan
11. Xarunta Dugsiga Shacabka
12. Xarunta Saamaleey
13. Xarunta Gol Khaatumo
14. Xarunta Wasaaradda Waxbarashada
15. Xarunta Wasaaradda Warfaafinta
16. Xarunta Toocil
Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.



