Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha(GMDQS) wuxuu
ogeysiinayaa dhamaan Ururrada Siyaasadda iyo Shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ee dib looga furay 13-kii September 2025, in ay soo xirantay 30-ka September 2025.