WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORA SHOOYINKA GOBOLKA BANAADIR DEGMADA HOWL-WADAAG.

introvertmustafa
1 Min Read

Degmada Howl-Wadaag ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay doorashadii Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Tirada guud ee codbixiyeyaasha waxay ahayd 7,910, waxaana ansax noqday 7,693 cod, halka 217 cod ay noqdeen kuwo xumaaday. Natiijadu waxay muujisay tartan ballaaran oo dhex maray ururrada siyaasadeed, iyadoo ururka Caddaaladda iyo Wadajirka uu helay codadka ugu badan (4,168), halka ururrada kale ay heleen codad kala duwan sida ku cad natiijada rasmiga ah ee Guddiga Doorashooyinka.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *