WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORASHADA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR

introvertmustafa
1 Min Read

Guddiga Doorashooyinka Qaranka (NIEBC) ayaa shaaciyey warbixinta guud ee natiijada doorashada golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, oo ka dhacday 16 degmo. Warbixintu waxay muujinaysaa tirakoobka codbixinta (codadka guud, kuwa ansaxay, iyo kuwa xumaadayba) iyo qaybinta kuraasta ururrada.

Ururrada ugu kuraasta badan waxaa ka mid ah Caddaaladda iyo Wadajirka (177 kursi), Towfiiq (49), Ramaas (42), Karaama (39), iyo Sincad (26), halka ururro kale ay heleen kuraas yar (1–13 kursi) ama aysan helin wax kursi ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *