WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORASHOOYINKA GOBOLKA BANAADIR DEGMADA HELIWAA.

introvertmustafa
1 Min Read

Degmada Heliwaa ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay doorashadii Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Wadarta guud ee codadka la dhiibtay waxay ahayd 8,335, kuwaas oo 8,027 ay noqdeen codad ansax ah, halka 308 cod ay noqdeen kuwo xumaaday.

Natiijada rasmiga ah waxay muujisay in ururka Caddaaladda iyo Wadajirka uu helay codadka ugu badan (4,557), waxaana ku xigay Dib-u-Heshiisiinta iyo Hormarinta Towfiiq (1,517), Karaama (610), iyo Ramaas (555). Ururrada kale ee siyaasadeedna waxay heleen codad kooban sida ku cad natiijada rasmiga ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *