Degmoyinka dib loo furay ee Gobolka Banaadir.
Muwaadin, haddii aad ka maqneyd wajigii hore ee diiwaangelinta, fursaddan waa adiga ee ka faa’idayso fursaddaan qaaliga ah ee is diiwaageli si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta maalinta doorashada.
Haddii aadan is-diiwaangelin, xaq uma yeelan doontid inaad codkaaga dhiibato, sidoo kalena ma noqon kartid musharrax doorasho.
Isdiiwaangeli maanta, si aad berri codkaaga u dhiibato.
Codkaagu waa awooddaada!




