XARUMAHA IYO GOOBAHA COD-BIXINTA EE DEGMADA WARTA-NABADDA.

introvertmustafa
0 Min Read

Goobo iyo xarumo cod-bixin oo si nidaamsan loo asteeyey ayaa laga sameeyey Degmada Warta-Nabadda, si ay muwaadiniintu ugu codeeyaan si xor ah, hufan, oo ammaan ah. Diyaarinta goobahan waxay ujeedadeedu tahay in la fududeeyo habka codbixinta, lana xaqiijiyo kala dambeyn, amni, iyo habsami socod-ka doorashada inta lagu jiro maalinta codbixinta.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *