XARUMAHA IYO GOOBAHA COD-BIXINTA EE DEGMADA XAMAR-JAJAB.

introvertmustafa
0 Min Read

goobo iyo Xarumo cod-bixin oo si nidaamsan loo diyaariyey ayaa laga hirgeliyey Degmada Xamar-Jajab, si muwaadiniinta degmada ay u helaan fursad ay si xor ah, hufan, uguna ammaansan ugu gutaan waajibaadkooda codbixineed. Goobahan waxaa loo asteeyey in ay sahlaan hab-socodka codbixinta, isla markaana ay xaqiijiyaan kala dambeyn, amni, iyo habsaami socod-ka doorashada inta lagu jiro maalinta codbixinta.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *