Xaruntan waa goobta rasmiga ah ee laga tebiyo laguna faafiyo wararka, xogta, iyo natiijooyinka la xiriira doorashooyinka Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir. Waxay hubisaa in macluumaadka la soo bandhigayo uu yahay mid sax ah, hufan, oo la xaqiijiyay, si joogto ah loogu wargeliyo dadweynaha, warbaahinta, iyo dhammaan daneeyayaasha.







