Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka…

introvertmustafa
1 Min Read

Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa hada si weyn oo heerkiidu Sareeyo looga dareemayaa Soo dhaweynta Mudanaha Dhaartu udhiman Liiban Ahmed Xasan #Liibaan Buur

Oo Sacadaha soo aadan ku soo wajahan Magalaada ,

Gobaha Ganacsiga, Waxbarshada ayaa guud ahaan Maanta xiren ayagoona ay tahay Maalin jimce ah

Dhaman qeybaha Kala duwan Ee Bulshada ayaa ku sii Qulqalaya Gudaha Garoonka diyaaraha Ushaako Ee Magaalada Gaalkcyo,

Ciidanka Amaanka ayaa sidokale wadda dhoola tuska Soo dhaweynta Madaxweyne liiban,

Sidokale Waxaa Magaalada Horey usoo gaaray wafuud Heer Calami ah oo hor udhac ah wafdiga Musharax Madaxweynaha Galmudug Liiban Ahmed Xasan,

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *