Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyin Qaranka….

introvertmustafa
0 Min Read

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyin Qaranka iyo Soohdimaha oo uu hogaaminayo Commissioner Abdi Addow ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Wafdigaan oo ka kooban commissionero, Macalimiinta tababarka iyo GIS -ka ayaa maalmahaan ka shaqeyn doona tababaridda howl-wadeennada diiwaangelinta iyo isku xirka goobaha iyo qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *