Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo….

introvertmustafa
1 Min Read

Soohdimaha ayaa tababar uga furay magaalada Baraawe howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Howlwadeennada ayaa qaadanaya casharro iyo khibrada la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee tababarka u furay howlwadeennada ayaa howlwadeennada tababarka loo furay kula dardaarmay inay ka faa’idaystaan aqoonta muhiimka ah ee la siinayo, taasoo saldhig u ah howlgalka diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *