Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha….

introvertmustafa
0 Min Read

GMDQS), Maanta oo ay Taairiikhdu tahay 23/08/2025, Kullan ay yeesheen Xubnaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS), kana dhacay xarunta dhaxe ee Guddiga ayaa gaaray go’aanka dib u furista diiwaangelinta Ururrada Siyaadadda muddo kooban.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *