Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo….

introvertmustafa
1 Min Read

Soohdimaha ayaa maanta Degmada Cadaado ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Mas’uuliyiinta Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee ku sugan Degmada Cadaado ayaa si rasmi ah ugu daahfuray Degmada ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha, sidoo kale daahfurka waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay, Maamulka Degmada.

Masu’uuliyiinta ayaa bulshada ku nool Degmada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si ay u dhiibtaan codkooda maalinta doorashada taas oo ah xuquuq dastuuri ah ee ay leeyihiin.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *