Soohdimaha ayaa Kulan looga hadlayay Wacyigalinta Dadwaynaha ee diiwaangalinta codbixiyeyaasha ku qabtay Degmada Caabudwaaq.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay Odayaasha dhaqanka, Maamulka Degmada, mas’uuliyiin ka socotay Dowlad Gobokeedka Galmudug iyo qaybaha kale ee bulshada.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii shacabka ku nool Degmada Caabudwaaq ugu qayb qaadan lahaayeen ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo maalmaha soo socda ka bilaabanaya Degnada Caabudwaaq.


