Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ka wada Deegaanka docoley oo hoos yimaada Degmada Cadaado ee Dowlad Goboleedka Galmudug.