Soohdimaha ayaa ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha gaarsiiyey Deegaanka Warane oo hoos yimaada Degmada Xarardheere ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada




