Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee

introvertmustafa
0 Min Read

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Mudane Saadiq Abshir Garaad oo ay wehliyaan xubnaha Guddiga ayaa xarunta dhexe ee Guddiga kula dardaarmay howlwadeennada ka shaqaynaya goobaha codbixinta maalinta doorashada ee 25-bishaan December.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *