Xarumo iyo goobo cod-bixin ayaa si rasmi ah loogu asteeyey Degmada Shibis si ay muwaadiniintu ugu gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah, iyadoo la hubinayo fududeynta codbixinta, kala dambeynta, iyo amniga guud inta lagu jiro maalinta doorashada.