WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORA SHOOYINKA GOBOLKA BANAADIRDEGMADA HODAN.

introvertmustafa
1 Min Read

Degmada Hodan ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay doorashadii Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Wadarta guud ee codadka la dhiibtay waxay ahayd 24,956, kuwaas oo 22,690 ay noqdeen codad ansax ah, halka 2,266 cod ay noqdeen kuwo xumaaday.

Natiijada rasmiga ah waxay muujisay in ururka Caddaaladda iyo Wadajirka uu helay codadka ugu badan (8,831), waxaana ku xigay Dib-u-Heshiisiinta iyo Hormarinta Towfiiq (6,063), Karaama (2,447), iyo Ramaas (1,727). Ururrada kale ee siyaasadeedna waxay heleen codad kala duwan sida ku cad natiijada ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *