OGAYSIIS

introvertmustafa
1 Min Read

Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee deggan magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa la ogaysiinayaa in dhammaan goobahaan hoos ku xusan ay barri oo ay taariikhdu tahay 02/07/2025, ay si rasmi ah ugu bilaaban doonta diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

1. Xarunta Maamulka ee Degmada Dusamareeb.

2. ⁠Xarunta Xaafadda Waxara Cadde ee Dhusamareeb

3. ⁠Xarunta Xaafadda Waabari ee Dhusamareeb

4. ⁠Xarunta Iskuulka Nuurul -Iimaan ee Deg. Dhusamareb

5. ⁠Xarunta Xaafadda Dayax ee Deg. Dhusamareeb

6. ⁠Xarunta Dugsiga Sare ee Galgaduud ee Deg. Dhusamareeb

7. ⁠Xarunta Xaafadda Horseed ee Deg. Dhusamreeb

8. ⁠Xarunta Xaafadda Hodan ee Deg. Dhusamareeb.

Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta.

Mahadsanidiin.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *