Degmada Cadaado ee Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa si….

introvertmustafa
1 Min Read

habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyayaasha, diiwaangelinta ayaa ka socota dhammaan xarunmaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha Degmada oo kala ah:

1. Suldan Axnednuur

2. School Daryeel

3. School Al-Maqdis

4. Cumar-Faaruuq

5. School Cadaado

6. Dayax School

7. School Hayaan

8. Suuqa Ariga

9. Xarunta Degmada

10. Imaamu-Maalik

Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *