Degmada Xeraale waxaa maalintii 4-aad tababar ugu socdaa…..

introvertmustafa
0 Min Read

Howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha Degmada Xeraale ee Dowlad Goboleeedka Galmudug.

Howlwadeennada ayaa lagu tababarayaa xirfado iyo aqoon casri ah oo la xiriirta hawsha diiwaangelinta, gaar ahaan ku shaqaynta qalabka elektaroonigga ee casriga ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *