Ururka siyaasadeedka Madalsan wuxuu doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ka helay 13 kursi, sida ku cad natiijada rasmiga ah ee ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka (NIEBC).