KURAASTA UU HELAY URUR SIYAASADEEDKA Caddaaladda iyo Midnimada (TIIR)

introvertmustafa
0 Min Read

Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Midnimada (TIIR) wuxuu doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ka helay 4 kursi, kuwaas oo ka kala yimid degmooyinka Wadajir, Shangaani, Xamar-Jajab, iyo Hodan (midkiiba 1 kursi).

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *